Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Raiisel wasaarihii hore Ee Ingiriiska Boris Johnson oo la siiyey Shaqo Saxafinimo.
    Somalia

    Raiisel wasaarihii hore Ee Ingiriiska Boris Johnson oo la siiyey Shaqo Saxafinimo.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 28, 2023Updated:October 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Raiisel wasaarihii hore ee Ingiriiska Boris Johnson,ayaa la siiyey shaqo saxafinimo.

    Waxa shaqaaleysiiyay talefishin lagu magacaabo GB News.

    Johnson wuxuu telefishankan u noqon doonaa soo-jeediye, soo saare iyo falanqeeye.

    Boris Johnson, oo wax ku qori jiray wargeyska Daily Mail, ayaa shaqadiisa bilaabi doona sanadka cusub ee Yurub.

    Boris Johnson,ayaa muuqaal soo dhigay boggiisa X isagoo leh: “Waan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqo inaan ku biirayo GB News.”

    “Waxaan soo bandhigi doonaa aragtidayda dhabta ah ee ku saabsan Ruushka, Shiinaha, Ukraine iyo arrimo kale,” ayuu yidhi.

    Wuxuu ku daray: “Waxaan ka hadli doonaa awooda England ee adduunka iyo caqabadaha naga haysta.”

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.