Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay qorshaha uu fududeeyaha ka yahay Nuuradiin Ee ka dhanka ah Sool?
    Somalia

    Muxuu yahay qorshaha uu fududeeyaha ka yahay Nuuradiin Ee ka dhanka ah Sool?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Michael Keating,waa Wakiilkii hore Xoghayaha guud QM ee Somaliya.

    Markale,waxuu hada yahay Madaxa Mashruuc QM maalgelinayso oo lagu kobcinayo Nabada Afrika.

    Waxaa Gacanyarayaashiisa ka mid ah Nuuradiin Aadan Diiriye oo la taliye kasoo noqday Madaxtooyada PL.

    Shaqada ugu weyn ee ay ka fulinayaan LC xilligan,waa isku soo dhaweynta reer Sool iyo Somaliland.

    Ajandahoodu waxaa ugu muhiimsan Labo Qodob…..

    1.In ay abuuraan jawiga deganaansho si ay usuuroobi karto wada xaajood dhexmara Labada dhinac.

    2.In Maxaabiista ay ukala waydaariyaan.

    Dhanka Garowe,waxay maalgelinayaan Odoyaasha ku Shirsan,waxayna bixiyaan Kharashka ku baxaya Shirkooda.

    Si dadban hawshan,waxaa uwadata Dowlada Ingiriiska oo soo dhexmaraysa QM.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.