Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qorshahan Adis ka socda waxuu soo afjarayaa hamigii Aaran-jaan
    Somalia

    Qorshahan Adis ka socda waxuu soo afjarayaa hamigii Aaran-jaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka,Imaaraadka iyo Itoobiya waxay ka Shaqeeyeen Shaqo looga gudbinayo xaalka cakiran DFS iyo Doorashooyinka Puntland.

    1.Xasan,waxay hor dhigeen Gaas in uu buuxiyo Kursiga Ra’isalwasaaraha,waana aqbalay oo Gaas,waa Nin aan wada shaqayn karno,ayuu raaciyay.

    2.Deni,waxaa loo sheegay in uu aqbalo Wada shaqaynta Villa Somaliya iyo Ra’isalwasaaranimada Gaas,waana aqbalay.

    3.Gaas,waxaa loo sheegay in uu aqbalo Doorashada Qof iyo Cod iyo in uu qayb ka qaato Kursiga PL in Deni 5-Sano oo kale kusii fadhiyo,waana aqbalay.

    Adis,waxaa iskugu tagey wefti Maraykan ah,mid Imaaraatiya iyo Dowlada Itoobiya,waxaa kaloo la keenay Deni,Karaash iyo Gaas,waxayna si cad usaxiixeen is afgaradkii.

    Kadib kulankaas,waxaa loo yeeray Garaad Jaamac oo Adis jooga,waxaana laga talo geliyay qorshaha,waana ku raacay.

    Gaas,waxuu uduuli doonaa Imaaraadka kulanka Adis kadib..

    Gaas iyo Villa Somaliya oo Deni ku raacay hirgelinta Dimuqraadiyada oo ay ku garab siinayaan Maraykanka,Itoobiya iyo Imaaraadka wax hor istaagi karaa majiraan.

    Qorshahan,waxuu soo afjaray hamigii Aaran-jaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.