Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliya oo shaacisay in ay usharaxan tahay Kursiga G.Amaanka
    Somalia

    Somaliya oo shaacisay in ay usharaxan tahay Kursiga G.Amaanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya,ayaa ku dhawaaqday in ay u tartami doonto kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo Labo sano ah 2025 ilaa 2026.

    Qaarada Afrika,ayaa Olole ugu jirta sidii ay UNSC uga heli lahayd Kursi joogto ah iyo Kuraas kale oo aan joogto ahayn.

    Haatan Qaaraddu waxay leedahay Saddex Kursi oo aan joogto ahayn oo ay ku kala fadhiyaan ​​Mozambique, Algeria iyo Sierra Leone.

    Waddamada joogtada ah ee Golaha amaanka Qaramada Midoobey,ayaa kala ah US, Russia, China, UK, iyo France,waxayna xaq u leeyihiin in ay diidaan Qaraar kasta iyada oo aan loo eegin Xubnaha kale in ay taageersan yihiin iyo in kale.

     

    Somalia announces candidacy for a non-permanent seat on the United Nations Security Council for a two-year period from 2025 to 2026 – state media .

    Africa is campaigning for more representation at the UNSC with a permanent seat as well as more non-permanent seats. Currently the continent has three non-permanent seats occupied by Mozambique, Algeria and Sierra Leone.

    The five permanent nations – US, Russia, China, UK, and France have the “right” to veto any resolution regardless of how many others are in favour of the decision.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.