Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Faarax oo ku dhawaaqay inuu yahay musharax xildhibaan Puntland 2024.
    Somalia

    Axmed Faarax oo ku dhawaaqay inuu yahay musharax xildhibaan Puntland 2024.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Faarax Mohamed oo ka mid ah Aqoonyahanka Puntland ayaa magaalada Qardho ku qabtay munaasabad qado-sharaf ah oo ku shaacinayay hankiisa la xariira musharaxnimada xildhibaan ka tirsan Puntland sanadka 2024.

    Waxaaa kasoo qayb-galay miida iyo haldoorka gobolka Karkaar oo ay horumuud u yihiin gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdi Said Osman, Xildhinaanada golaha deegaanka Qardho, Gudoonka dalada dhalinyarada gobolka karkaar, Odayaasha dhaqanka, Siyaasiyiin, haweenka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

    Axmed Faarax ayaa soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed iyo waxa uu doonayo in uu qabto, waxa uu si qoto-dheer uga waramay xildhibaanka iyo mataalaada laga doonayo, baahiyaha jira iyo sidda uu wax uga qabanayo iyo qodobo kale oo la xariira xagga siyaasada, dhaqaalaha, Amnigga iyo adeegyada bulshada.

    Axmed waxa uu sheegay in uu u sharaxanyahay noockasta oo doorasho ah hadii la aado hal qof iyo hal cod iyo hadii lagu laabto hanaaankii hore ee 66da ahaa.

    Ka qayb-galayaasha kulanka ayaa si wayn u taageeray soona dhaweeyay musharaxnimada Axmed Faarax, waxay sheegeen in uu yahay nin dhalinyaro ah aqoon leh, mudo u adeegyay dadkiisa maantana mudan in kursigaas la siiyo, haday doorasho noqotana loo codeeyo labadaba.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2023/11/VID-20231108-WA0448.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.