Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo lagu Eedeeyay garaacista Al-shifa Isbitaal
    Somalia

    Israa’iil oo lagu Eedeeyay garaacista Al-shifa Isbitaal

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ururka Bisha Cas ee Falastiin,ayaa ku eedeeyay Ciidamada Israa’iil in ay weerareen oo rasaas ku rideen Afar Isbitaal oo ku yaalla Marinka Qasa 24 saac gudahood.

    Madaxa Ururka Caafimaadka WHO,ayaa Golaha Amniga ee QM u sheegay in nidaamkii Caafimaadka ee Qasa uu gabi ahaan ku dhow yahay in uu joogsado, isagoo sheegay in hal Cunug lagu dilo Qasa 10-daqiiqaba.

    Ciidamada Israa’iil,ayaa Jimcihii beeniyay in ay rasaas ku fureen Al-Shifa, waxayna Xamaas ku eedeeyeen in ay rideen gantaal lala beegsaday Ciidamada Israa’iil oo ay ka soo gantay Isbitaalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.