Buurtinle, 05 Agoosto, 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa Kulan is-xogwareysi ah la qaatay maamulka degmada Buurtinle, Golaha deegaanka, Odeyaasha iyo Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal.
Halkan ka daawo muuqaalka