Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo
    Puntland

    Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gaalkacyo; 08, August, 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Todobaadkan lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,ayaa looga hadlay Amniga guud, sare u qaadidda wax-soo-saarka Kalluunka Degmooyinka Xeebaha ah ee Puntland,tayaynta Waxbarashada aasaasiga ah iyo Tacliinta Sare iyo maamul baahinta Degmooyinka.

    Shirka Golaha Wasiirada Todobaadkan oo noqonaya kiii ugu horeeyey ee lagu qabto Gaalkacyo,ayaa sidoo kale looga hadlay xogta caafimaadka,maaraynta biyaha magaalooyinka iyo qodobo kale oo muhiim.

    DHAMMAAD.

    Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.