Xildhibaanada Puntland ku matala Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa Shir jaraa’id ay qabteen ku sheegay In DFS dagaal qaawan ay ku hayso Shacabka iyo Xukuumada PL.
”Madaxda Qaranka waxay qaadeen Tallaabo halis ah oo lagu cuna-qabateeyey Shacabka Puntland,Waxayna ka hor istaageen Mashaariidii oo dhan”Ayay ykraahdeen.
Halkan ka daawo muuqaalka