Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha Oo Guddoomiyey Shirka Puntland Iyo Wakiillada Beesha Caalamka Iyo Deeqbixiyeyaasha
    Puntland

    Madaxweynaha Oo Guddoomiyey Shirka Puntland Iyo Wakiillada Beesha Caalamka Iyo Deeqbixiyeyaasha

    𝕯𝖗. π—πˆπƒπƒπˆπ†By 𝕯𝖗. π—πˆπƒπƒπˆπ†August 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nayroobi, 20 Agoosto 2024 β€” Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Dowladda Puntland iyo Wakiillada Beesha Caalamka iyo deeq-bixiyeyaasha oo maanta ku qabsoomay Nayroobi.

    Wakiillada beesha caalamka iyo deeq-bixiyeyaasha ka qeybgalay Shirka ayaa kala ah: Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Kanada, Jarmalka, Ingiriiska, Iswiidhen , Hollan, Fiinlaan, Denmaak, Noorway , Iswiiserlaan, Faransiiska, USAID, World Bank iyo African Development Bank.

    Dowladda Puntland Ayaa la wadaagtay Beesha Caalamka, horumarka ka socda Puntland gaar ahaan Amniga,Β  horumarinta dhaqaalaha, arrimaha bulshada, dimuqraadiyadda iyo fursadsiinta dhallinyarada iyo Haweenka.

    Sidoo kale Dowladda Puntland waxay beesha caalamka kala hadashay xoojinta wada shaqeynta ka dhexeysa Puntland iyo deeq-bixiyeyaasha iyo in la hubiyo in deeqaha Beesha Caalamku ay si siman u gaaraan dadka loogu talagalay.

    Nairobi Puntland Puntland State House Said Abdullahi Deni
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    March 15, 2026

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    March 15, 2026

    Dagaalka Iran saamayn maku yeeshay dhaqdhaqaaqa Dekeda Bosaso?

    March 9, 2026
    Latest Posts

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    UAE air defences engage 7 ballistic missiles, 27 UAVs

    Shipping through the Strait of Hormuz has collapsed amid the Middle East war.

    Xog:-Tirada Dadka ku dhintay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil

    Xog:-Khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaalka Iran?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.