Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha Oo Guddoomiyey Shirka Puntland Iyo Wakiillada Beesha Caalamka Iyo Deeqbixiyeyaasha
    Puntland

    Madaxweynaha Oo Guddoomiyey Shirka Puntland Iyo Wakiillada Beesha Caalamka Iyo Deeqbixiyeyaasha

    𝕯𝖗. 𝐗𝐈𝐃𝐃𝐈𝐆By 𝕯𝖗. 𝐗𝐈𝐃𝐃𝐈𝐆August 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nayroobi, 20 Agoosto 2024 — Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Dowladda Puntland iyo Wakiillada Beesha Caalamka iyo deeq-bixiyeyaasha oo maanta ku qabsoomay Nayroobi.

    Wakiillada beesha caalamka iyo deeq-bixiyeyaasha ka qeybgalay Shirka ayaa kala ah: Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Kanada, Jarmalka, Ingiriiska, Iswiidhen , Hollan, Fiinlaan, Denmaak, Noorway , Iswiiserlaan, Faransiiska, USAID, World Bank iyo African Development Bank.

    Dowladda Puntland Ayaa la wadaagtay Beesha Caalamka, horumarka ka socda Puntland gaar ahaan Amniga,  horumarinta dhaqaalaha, arrimaha bulshada, dimuqraadiyadda iyo fursadsiinta dhallinyarada iyo Haweenka.

    Sidoo kale Dowladda Puntland waxay beesha caalamka kala hadashay xoojinta wada shaqeynta ka dhexeysa Puntland iyo deeq-bixiyeyaasha iyo in la hubiyo in deeqaha Beesha Caalamku ay si siman u gaaraan dadka loogu talagalay.

    Nairobi Puntland Puntland State House Said Abdullahi Deni
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ciidan kasoo goostay xerada ilma Diyaano ee Boosaaso, oo isku dhiibay Dowladda Puntland

    August 4, 2026

    GAALKACYO: Ciidanka Puntland oo lagu amray soo qabashada Maxamuud Diyaano iyo maleeshiyaadkiisa

    August 3, 2026

    Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay Aaska AUN Muuse Diibeeye

    August 3, 2026
    Latest Posts

    Ciidan kasoo goostay xerada ilma Diyaano ee Boosaaso, oo isku dhiibay Dowladda Puntland

    GAALKACYO: Ciidanka Puntland oo lagu amray soo qabashada Maxamuud Diyaano iyo maleeshiyaadkiisa

    Jubbaland oo shaacisay xogta kulankii Waftiga Sare ee Mareykanka

    Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay Aaska AUN Muuse Diibeeye

    Somaliland “Israa’iil waa quwad weyn, mana jiri doonto cid nagu soo degdegta”

    Akhriso: 7 Qodob oo ku duugan heshiiska Puntland iyo Mareykanka

    Akhriso: Ciidanka Puntland oo Amar culus la dul-dhigtay, loona digay

    Muxuu dhigayaa heshiiska Puntland iyo Mareykanku gaareen ?

    Madaxweyne Deni oo kulamo Amni ka bilaabay Boosaaso

    Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah galabta ku aaday Boosaaso

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.