Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muuse Suudi oo hadalo gafka ah ku weeraray Puntland
    Puntland

    Muuse Suudi oo hadalo gafka ah ku weeraray Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa hadal masuuliyad daro ah oo ka imaanaya Waayeel masuuliyad Qaran haya oo laga filayay in uu ka Shaqeeyo isku soo dhawaansho Umadeed.

    Muuse hadalkiisu waxa uu leeyahay dareen gaar ah maadaama uu la Beel yahay MW fadhiya Kursiga Villa Somaliya.

    Waxay ahayd in uu muujiyo matalaad uu ku matalayo MW Siyaasada oo uu noqdo Ergay ku xira Somalida kale mase ahayn in uu xumaanta ku raaco oo uga sii horeeyo.

    Muuse weli waa hogaamiye kooxeedkiisii oo weliba helay Sharciyad uu ku hadlo.

    20-Sano ka hor ayay ahayd markuu lahaa …”Daarood A.B.C.D midna mahan oo Cabdullaahi Yuusuf Kabo ka waa weyn uu rabaa in uu gashto”.

    Hadalkaasna,waxaa ka danbeeyay “Muuse Kabihii waa gashtay ee kawaran? Oo Cabdullaahi Yuusuf oo Villa Somaliya fadhiya loogu keenay Muuse.

    Haatana hadalkiisan,waxaa ka danbayn doona MW reer PL ah oo uu Marti ugu noqdo Villa Somaliya.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/An-b05Gs9-LDm046iM-2cTtdDVl48J_E8EmjaRmq-VZfDsKWtKKCBmQf8JB4oYaB_6srFXq6TrwlXWAplZyYH6rY.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.