Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Warbixin:-Qabashada Turmasaale iyo hawlgalka Toga-jeceel
    Puntland

    Warbixin:-Qabashada Turmasaale iyo hawlgalka Toga-jeceel

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 25, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Toga-jeceel oo ah Dhul iskugu jira Buuro,Togag,Dooxooyin iyo Dhul hawd ah oo Geedo badan oo ay ku yaalaan Saldhigyada argagixisada ee Shebaab,Turmasaale iyo Dasaan,ayaa argagixisada laga sifeeyay 60%,waxaana weli harsan in la sifeeyo 60-km.

    Ciidanka hawlgalkan Toga-jeceel ku jira,waa Sadex Guuto oo loo dhamaystiray Adeegii ay ubaahnaayeen oo ay ku jiraan Diyaarado dhaawaca qaada iyo Qalabka Dronska looga hortago.

    Khatarta ugu weyn ee Ciidanku ka taxadarayo waa Miinada oo ay si tirabeel ah ugu aaseen Dhulka.

    Guulaha?

    1.Waxaa la dilay 13-Argagixiso ah.

    2.Waxaa argagixisada laga nadiifiyay Dhul dhan 70-Km oo isku wareeg ah.

    3.Waxaa laga furtay 7-Talis oo ku jiro Taliskii weynaa ee Turmasaale.

    4.Waxaa la Qarxiyay 4-Miino oo ay Dhulka ku Aaseen.

    5.Waxaa lasoo riday oo la burburiyay 12-Drons.

    Khasaaraha Ciidanka soo gaaray?

    B.Waxaa dhaawacmay 13-Askari,iyadoo 10-ka mid ah ay fudud yihiin.

    T.Waxaa Shahiiday 6-Askari.

    J.Waxaa ka burburay 2-Gaari.

    Ciidanka hawlgalkan Toga-jeceel ku jira,waa Sadex Guuto.

    Deegaamada Toga-jeceel ee qaybna la sifeeyay,qaybna harsan tahay…….

    1.Dasaan.
    2.Dhaadaar.
    3.Xankookib.
    4.Garaar.
    5.Kayaxa.
    6.Sheebaab.
    7.Gaatir-Oodan.
    8.Daramadow.
    9.Dandamale .
    10.Qurac .
    11.Talal .
    12. Duudado.
    13.Markadaan.
    14.Haraaryo-1.
    15.Haraaryo-2.
    16.Dhariin.
    17.Tuulo Naxar.
    18.Afcad.
    19.Tuurmasaale.
    20.Xijiijle.
    21.Canjeel.
    22.Xarago.
    23. Laba-garday.
    .
    Ciidanka Difaaca Puntland Todobaadka soo socda,waa ka faraxalanayaan Toga-jeceel iyo Deegaamada ku teedsan,sida muuqata.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQOiIEyrXrksgWHtyRx_w4E0kh8tLw7_Hx-zlfno2LPyzabUSfHwackXMkxIwLsXfvyd9oSHPrYcasrOaS-H9EXV.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQMFwtaDYg5K04VnnY9xsJZGRL7TouT0owySt8gG1-vZtr5PBWbrX93HL4yYJ0kv8IdrMTiYGNTA9KZRstTUvLuT.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/VID-20250124-WA0014.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.