Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Argagixisadii oo koox koox ukala firxatay
    Puntland

    Xog:-Argagixisadii oo koox koox ukala firxatay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Argagixisadu,waa Niyad jabsan tahay,waxaana ka burburay Taliskii oo waa kala firxadeen oo kala Shakiyeen.

    Wangoble, Onqoro,Curaar ilaa Dasaan ilaa Miraale ayay ku jiraan,kuwaasoo Turmasaale ka jira Waqooyi iyo Waqooyi Galbeed.

    Sarakiil badan oo argagixisada ah oo Somalida Koonfureed ah aadna uniyad jabsan,ayaa isa soo dhiibaya Maalmahan,waxayna soo sameeyeen xiriir.

    Ajnabiga dantaa ku khasbaysa in ay dagaalaamaan oo meel ay u fakadaan ma haystaan,waxaana ku dhaqaaqay Ciidanka PL ee Dhulka.

    Ajaanibku,waa Ciidan badan oo gaaraya ilaa 400 oo ukala fadhiya koox koox oo kala jooga meelo kala duwan.

    Argagixisadu gadaal uma sii guran karto oo Sadex Jiho,ayuu Ciidanku uga soo dhaqaaqay,waxayna ku khasban yihiin in ay wajahaan markan.

    Ciidamada Difaaca Puntland,waa guulaysanayaan siday horay ugu soo guulaysteen Wajigii 1-Aad.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.