Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Waa muhiim Abuurida Talis la dagaallanka argagixisada Puntland
    Puntland

    Faallo:-Waa muhiim Abuurida Talis la dagaallanka argagixisada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa lagama maarmaan in la helo Talis aan la badalin Magaciisa oo yeesha Xarun aan guurguurin oo xogta lagu kaydiyo layska dhaxlo ahna Dastuuri.

    Taliskaas,waxa uu yeelanayaa Ciidan gaari kara 700-Askari oo 400 ay muuqato,halka Sadexna qarsoonaato ay ka mid yihiin Culumo,Ganacsato,Arday,Macalimiin,Wariyayaal iyo Haween Nolosha kaga jira heerar kala duwan.

    Ciidankaas,waa in tababar sare la siiyaa oo lagu Qalabeeyaa Gaadiid,Hub iyo Agab walba oo ay ubaahan yihiin.

    Taliskaas la dagaallanka argagixisada Puntland si loogu helo Dhaqaale gaar ah oo joogta ah,waxaa la samayn karaa….

    In waxa dhoofaya iyo waxa soo dagaya la saaro $0.3 Canshuur ah oo la dagaallanka argagixisada ugaar ah.

    Tusaale?

    50.000-Kun oo Neef oo Ariya markii ay dhoofayaan oo la saaro 0.3,waxaa kasoo baxaya Dhaqaale fiican oo hadana Ganacsadaha iska leh uusan dareemayn.

    Sidoo kale 100-kun Kiish oo Sibir ah markay soo dagayaan oo la saaro 0.3,waxaa kasoo baxaya Dhaqaale fiican oo Ganacsuduhu uusan dareemayn.

    Dhaqaalahaas,waxaa looga maarmayaa taageero dibada ka timaada oo abuurta faragelin iyo in Ciidanka si khaldan loogu Shaqaysto.

    Waa muhiim in la yagleelo Talis la dagaallanka argagixisada Puntland ah oo leh Dhaqaale gaar ah,Ciidan gaar ah iyo Sumcad fiican.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.