Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Labo duqeyn Cirka ah oo Caawa ka dhacay Aagga Sheebaab ee Buuraha Calmiskaad,ayaa lagu dilay in ka badan 30 ka tirsan dagaalyahannada ISIS, intooda badan waxay ahaayeen Ajaanib,waxa kaloo lagu burburiyay Gaargii sahayda ay ku wateen.
The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building EffortsDecember 19, 2025