Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay tahay talaabooyinka ay tahay in la qaado Wajiga Labaad kadib?
    Puntland

    Faallo:-Maxay tahay talaabooyinka ay tahay in la qaado Wajiga Labaad kadib?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa laysku awood sheegtay mana jiri doonto meel ay uga baxsan doonaan Bad iyo Bariba Quwadaas dul hoganaysa argagixisada.

    Markaan,waxaa noo dhiman inaan Xeebaha Ciidanka jooga xoojino si Ragaas baxsadka ah aysan Yemen inoogaga fakan.

    Dhamaan Ciidanka PMPF iyo Doomaha Dagaalka,waa in ay Laba Jibaaraan Shaqadooda.

    Nolol Ama Geeri,waa in Madaxdii argagixisada lagu soo qabtaa oo waa in Deg-Deg loo qaadaa dhowr Talaabo….

    1.Waa in Mudo 3-Todobaad ah la joojiyaa Dhamaan Doomaha Kaluumaysatada ah ee Xeebaha Puntland.

    2.Doontii ama Markabkii Kaluumaysi ee lagu arko Xeebaha hawlgalku ka socdo,waa in Ciidanku la wareegaa.

    3.Xeebaha ka fog Dhulka Hawlgalku ka socdo ee Dhanka Nugaal iyo Mudug jira,waa in Ciidan Xoogan iyana la dhigaa si dhulka laga filan karo argagixisada dhul kabaxsan aysan ugu raad gadan.

    4.Waa in Dadka degan Dhulka Xeebaha ah Deg-Deg Ciidanku ugu dhex milmaa oo Sirdoonka laga hawl galiyaa.

    5.Doomaha iyo Maraakiibta laga leeyahay Dalalka Yemen iyo Iiraan waa in aysan soo gelin Xeebaha Puntland digniina lasiiyaa.

    Talaabooyinkaas,waa in Shacabku Dowlada Garab ku siiyaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.