Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garowe oo si weyn looga xusay Sanadguurada Xoriyada
    Puntland

    Garowe oo si weyn looga xusay Sanadguurada Xoriyada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 30, 2025Updated:June 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe : 01 Luulyo 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cabdirisaaq Axmed Said, ayaa bulshada kala qeybgalay munaasabadda xuska 1-da Luulyo ee sanad-guurada 65-aad ee kasoo wareegatay maalinta Xornimada iyo Midowga Soomaaliyeed.

    Munaasabadda oo ka dhacday barxada caasimada Garoowe, waxaa Madaxdu goobjoog u noqotay Calansaarka, Iyadoo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uu salaan ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Dowladda Puntland.

    Madaxweynaha ayaa khudbadiisa uga hadlay midnimada iyo wadajirka dadka Soomaaliyeed, isagoo xusay in Dowladda Puntland ay marwalbo u taagantahay dhismaha Dowladnimada Soomaaliyeed, wuxuuna u digay cidkasta oo ka shaqeynaysa kala qeybinta bulshada Puntland.

    • DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.