Wuxuu tagay Kismaayo oo kala soo laabtay ilhaamo taariikhda ugashay,kadib markii uu la tagay qorshe la’aan iyo siyaasad xumo.
“Walaalkay Xasan Shiikh,ayaan kusoo dhaweeyay Kismaayo”Waa mid ka mid ah hadaladii Todobaadkan qormay.
Xasan,wuxuu macno tiray…..
1.Garsoorkii Dalka.
2.Haybadii Dowladnimo.
3.Maqaamkii Madaxweyne.