Qardho : 21 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga degmada Qardho,ayaa galabta ka qeybgalay munaasabadda howlgelinta Ciidanka iyo Saraakiisha dufcadda 8-aad ee Booliiska Dowladda Puntland, Kawaasi oo dhowaan kasoo baxay Kulliyada tababarka Ciidanka Booliska ee degmada Carmo.




