Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo
    Puntland

    Madaxweyne Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Somaliyed mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti hogaaminayo,ayaa gaaray Kismaayo.

    Maqaamkii uu mudnaa,ayaa lagu soo dhaweeyay,waxaana si gaar ah loo dajiyay Qasriga Martida ee JL.

    Shacabka iyo Maamulka JL,waxay muujiyeen xurmada gaarka ah ee ay uhayaan PL iyo Madaxweynaheeda.

    Weftiga Mw Deni,waxaa qayb ka ahaa Mw hore Faroole,Wasiiro iyo Xildhibaano.

    Madaxweyne Deni,wuxuu Geed fadhi uyahay qorshaha badbaadinta Dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.