100% IL aan ku kalsoonahay,ayaa noo xaqiijisay in aysan wada hadlin Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Xasan.
Sidoo kale majiro safar uqorshaysan Madaxweyne Deni oo Xamar ah waayahan.
Waxaa kaloo rasmi ah in aysan PL ka hadlayn xilligan arinka ictiraafka SL.
Madaxweyne Deni,wuxuu imaanaya gudaha PL,waxaana dhici doona wadatashi guud oo ku saabsan xaalada taagan ee Somaliya.
