Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh oo uyeeray Gudiga Dastuurka Ee Baarlamaanka Fadaraalka
    Puntland

    Xasan Shiikh oo uyeeray Gudiga Dastuurka Ee Baarlamaanka Fadaraalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 22, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Waji gabax,ayuu kala kulmay Gudigii Dastuurka ee uu Maanta iskugu yeeray,waxayna ku yiraahdeen…..

    “Dastuur la taaban karo majiro oo cid ku dhacdaa maleh ee waxaan kugula talinaynaa in aad aado Wado heshiis oo Ragaas aad uyeertay aad la heshiiso”.

    Uyeeritaanka Gudiga Dastuurka,ayaa kusoo aadaya,iyadoo Xasan ku casumay Shir wada xaajood Golaha Mustaqbalka Somaliyed.

    Dadka aadka ula socda siyaasada Somaliya,ayaa qaba in Xasan Shiikh markii horaba uusan daacad ka ahayn casuumada uu fidiyay oo kaliya ay ka tahay wakhti lumin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.