Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh oo loolankii siyaasada loogu keenay Villa-da horteeda
    Puntland

    Xasan Shiikh oo loolankii siyaasada loogu keenay Villa-da horteeda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Labada Aqal mid,waa laga reebtay oo Aqalka sare Gudoomiyihiisii mahayo.

    Gudigii Dastuurka Labada Aqal,waa laga kala jabiyay oo ku xigeenkii iyo xubno kale,ayaa banaanka ka istaagay.

    Gudigii joogtada ahaa ee Baarlamaanka,waa laga kala jabiyay oo Sagaal baa banaanka ka istaagtay.

    Wakiilada Sadex DG ee la socodka dastuurka,waa ka hor yimaadeen.

    Ku dhawaad 100 Xildhibaan oo Baarlamaanka ah,waxay udiyaarsan yihiin in ay ka hor yimaadaan haduu Berri keeno Baarlamaanka,waxaan heshiis lagu ahayn.

    Deni iyo Axmed,waxay ka dagayaan Xalane,waxaana damaanad qaaday amaanka USA iyo UK.

    Gudigii farsamada GMS Berri ayay tagayaan si hordhac ah Magaalada Muqdisho,waxayna wada xaajood lagalayaan gudiga DFS,iyagoo wada diyaarinaya hanaanka Shirku uqabsoomayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.