Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hay’adaha amniga oo War kasoo saaray weerarkii Ilhaan Cumar
    Puntland

    Hay’adaha amniga oo War kasoo saaray weerarkii Ilhaan Cumar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War goordhow kasoo baxay laamaha ammaanka,ayaa lagu sheegay in dareeraha lagu buufiyay Xildhibaanadda Kongress-ka Mareykanka Ilhaan Cmar uu ahaa khamri Tufaax laga sameeyey.

    Nin ka mid ahaa dadkii ka qeybgalayay munaasabadda ka dhacday Minneapolis,ayaa ku booday Ilhaan Cumar, isagoo ku buufiyay walax uu ku watay Saliingo.

    Boliiska,ayaa xiray eedeysanaha oo lagu magacaabo Anthony Kazmierczak.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.