Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Inta badan,waa lagu heshiiyay wada xaajoodkii Labada Gudi farsamo ee GMS iyo DFS. Qodobada laga heshiiyay,waxaa ka mid ah.. 1.Amaanka.2.Goobta Shirka lagu qabanayo. Berri ayay ubadan tahay in ay soo wada saaraan Warmurtiyeedka kulankooda.