Sida muuqata hoos,ayay usii sodaan weerarada ka imaanaya Wadaada Iran,waxaana kasii dhamaaanaya Gantaalada iyo Drons-ka.
Dagaalku hadii uu sii socdo Laba Todobaad oo kale Wadaadadu way joojin doonaan weerarada,waana sababta keentay in ay dalbadaan wada xaajood oo Trump ku xiro shuruudo adag.
Gantaalada iyo Drons-ka sida ay ukala isticmaaleen 16-kii maalmood ee dagaalku socday,waa sidatan….
Gantaalada Balaastikida ah…..
Maalintii 1-aad 350
Maalintii 2-aad,175
Maalintii 3 -aad,120
Maalintii 4 -aad, 50
Maalintii 5-aad 40
Maalintii 6 – aad 32
Maalintii 7 -aad, 28
Maalintii 8-aad, 15
Maalintii 9 -aad, 21
Maalintii 10 – aad,18
Maalintii 11 -aad, 24
Maalinta 12 – aad,14
Maalintii 13 -aad, 11
Maalintii 14 -aad, 16
Maalintii 15 -aad, 12
Maalintii 16 -aad, 19
Diyaaradaha Drons-ka ah…..
Maalintii 1-aad, 294.
Maalintii 2-aad, 541
Maalintii 3-aad,200
Maalintii 4-aad, 85
Maalintii 5-aad, 45
Maalintii 6 -38
Maalintii 7- aad,30
Maalintii 8-aad,12
Maalintii 9-aad, 134
Maalintii 10-aad, 112
Maalintii 11-aad, 95
Maalintii 12- aad,82
Maalintii 13 – aad,64
Maalintii 14-aad, 78
Maalintii 15-aad,105
Maalintii 16-aad, 122
