Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo kordhinaya Saldhigyadiisa Milleteri Ee Geeska Afrika
    Puntland

    Maraykanka oo kordhinaya Saldhigyadiisa Milleteri Ee Geeska Afrika

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku,wuxuu hormarinayaa Saldhigiisa Milleteri ee Manda Bay Kenya.

    Sidoo kale,wuxuu balaarinayaa fadhiyadiisa Geeska,isagoo kusoo kordhinaya kuwo hor leh sida….

    1. PL oo uu Bosaso degayo.
    2. JL oo hada joogo garoonka diyaaradaha Kismaayo,wuxuu ku darayaa fadhi kale oo Afmadow ah.
    3. SL oo uu ka samaynayo Saldhig cusub Berbera.

    Wuxuu kaloo soo xirayaa Maraykanku Saldhigiisa Jabuti.

    Wuxuu kaloo hoos udhigayaa Maraykanku joogista fadhigiisa Balidoogle.

    Siyaasada Maraykanka ee Somaliya,ayaa kusoo laabatay tiisii hore ee Labada Waji lahayd,wuxuuna mudnaanta siinayaa PL iyo SL,isagoo ka duulaya amniga iyo maalgashiga Macdanta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.