Meel wanaagsan,ayaa la keenay ka falcelintii dhacdadii 1-dii Feb ee Xasan ku kacay ee lagu celiyay Ciidamada ilaalada u ahaa Madaxweynayaasha PL iyo JL.
BC iyo GMS,ayay sababtay in ay kawada hadlaan Shirka iyo qabashadiisa,waxaana lagu khasbay Xasan in uu isku dhiibo Xaafiiska QM.
9-ka Bisha,waxaa tagaya Ciidamada iyo shaqaalaha Madaxtooyooyinka.
10-ka ilaa 12,waxaa tagaya Madaxweynayaasha PL iyo JL.
Mw Deni oo hada ku sugan Gobolka Mudug,ayaa Galkacyo kasii dhoofi doona halkaas maalmaha soo socda hadii rabi idmo.
Shirkan fadhigiisa 1-aad lama filayo in heshiis lagu gaari karo,balse,wuxuu bilow uyahay geedi socodka Xasan looga faramaroojinayo Dalka.
