Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah
    Puntland

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Caawa Garowe,ayuu ku hoyday oo uu Beri ka baxayaa,isaga iyo weftigiisa Safiirka Talyaaniga ee Somaliya.

    Wuxuu PL keenay Laba mashruuc oo kala ah…

    1.Mahruuc Kalluunka ah oo Bosaso looga dhisayo suuq fiican oo ku qalabaysan qalabka tayada lagu ilaaliyo,wuxuuna ku kacayaa €3-Milyan.

    2.Soo xirida tijaabada mashruuc balaaran oo Guryaha Magaalooyinka PL loogu samaynayo Tiro iyo tilmaan.

      Talyaanigu,wuxuu horay uga hirgaliyay PL mashaariic door ah oo ugu danbeeyay kan Biyaha macaan ee Bosaso oo Bisha April la daahfurayo,kaasoo Bosaso ka haqabtiri doona Biyaha oo Guri walba la gelin doono.

      Sharaf iyo maqaam ayay utahay PL in Diblomaasiyiinta shisheeye ay ku hoydaan gudaha PL.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

      February 8, 2026

      Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

      February 8, 2026

      Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

      February 8, 2026
      Latest Posts

      Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

      Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

      Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

      Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

      Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

      Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

      Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

      Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

      Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

      Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.