Laba Gudi,ayaa la saaray wada hadalka DFS iyo GMS oo Berri kulmaya.
Dhanka GMS oo aan helnay Xubnaha ay Gudiga dhankooda ay saareen,ayaa waxay kala yihiin….
- Mw Deni.
- Rw hore Khayre.
- C.C.Warsame.
- Carab.
Sida ay sheegayaan xogo la helayo Labada Gudi,ayaa Berri kulmaya,waxayna isla qaadan doonaan Ajandaha,kadibna,waxaa la balami doonaa Soonka kadib.
