Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Deni iyo Axmed oo aqbalay ku Sheridan Villa Somaliya
    Puntland

    Deni iyo Axmed oo aqbalay ku Sheridan Villa Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 18, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,wuxuu isku dayay in uu ka dhigto shuruud ka dhigo Villa Somaliya halaygula shiro,waase laga saaray Godkaas oo shuruudihiiisii,waa lala qaatay.

    Villa Somaliya,ayaa lagu Shirayaa oo waliba looga xaajoonayaa doorashada in ay ku qabsoonto wakhtigeeda.

    Dastuurka Wadanku,waa kii 2012,waxaana wax looga badali karaa Somali oo isku raacsan waxkabadalkiisa,sidaa daraadeed in lagu mashquulo macno ma samaynayso xilligan.

    Dastuurka Xasan wato,waa ku kaligii aan cidnana la lahayn.

    Dadaalka Dal badbaadinta ah ee PL ay hormuuudka utahay,waxaa ka muuqda mira dhalay…

    1.Dalka doorashaa,ayaa la geliyay.
    2.Xasan iyo qorshiisii,waa lakala daadiyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.