Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?
    Puntland

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xerada Hiilweyne,ayaa laga soo saaray Ciidankan,waana 300 oo Askari.

    Ujeedka loosoo saaray waa in lagu caburiyo siyaasiyiinta Muqdisho,waxaana qorshuhu yahay Laba qodob……

    1. In ay Guryaha ugu daataan Siyaasiyiinta 15-ka May markay tahay.
    2. In ay la wareegaan Gaadiidka hubaysan ee siyaasiyiinta.

    Haatan,waxaa la dajiyay 200 oo ka mid ah Ciidankan Tiyaatarka hareerihiisa ,halka Boqol gudaha Madaxtooyada la dajiyay.

    Ciidankan,wuxuu ka mid yahay 2000-Askari oo xerada Hiilweyne ku xaraysan oo Xasan ugu talagalay in uu Xamar ku qabsado.

    2000-Askari,waxay soo baxayaan Maalinka 12-ka April oo ah Maalinkii ay lahaan jireen Ciidamadii burburay ee Somaliyed si dhoolatuskaa loogu qariyo kadibna gudaha Magaalada ay iskugu balaariyaan.

    Waxaa kaloo jira Ciidan ubadan Beesha hoose ee Xasan Shiikh oo wata 75 Baabuur oo Cabdi Bile ah oo loogu talagalay in Ilaalada Madaxtooyada lagu xoojiyo.

    Ciidanka Villa Somaliya hada jooga,waa 2300-Askari,waxaana ku jira 600-Askari oo Beesha Agoonyar ah oo laga shakisan yahay,waana kuwaas kuwa la rabo in lagu badalo kuwan ubadan Beesha Wacaysle.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.