Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray garoonka Kubada Cagta Bosaso
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray garoonka Kubada Cagta Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 4, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaan ku faraxsanahay in aan caawa xariga ka jarnay Garoonka Kubadda cagta ee Shuhaadada Stadium ee Boosaaso oo runtii ah riyo bulshada Boosaaso muddo sugeysay oo allaah inoo fududeeyay, caawa habeen weyn ayeey u tahay bulshada Boosaaso ee isu soo baxday , Farxada iyo damaashaadku waa miraha halgankii Calmiskaad iyo guushii Ciidankeenna geesiyaasha ah soo hooyeen sidaasi darteed ayaan garoonkana loogu xusay Shuhaadada Calmiskaad.

    Waxaan u mahadcelinaya Dowladda Imaaraadka oo inaga taageertay dhismaha Garoonkan oo si casri ah u dhisan, sidoo kale dhammaan Masuuliyiintii iyo qeybihii kala duwanaa ee bulshada ee ka qeyb qaatay ayaan iyana boggaadinaynaa.

    Ugu danbeyn waxaa sidaasi inoogu furan Garoonka Shuhaadada Stadium iyo koobka Calmiskaad Cup oo ay ku tartamayaan Caasimadaha Gobollada Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Boosaaso oo heshay soo kabasho dhaba iyo rajo mustaqbal oo ifaya

    May 4, 2026

    Qaramada Midoobay oo soo dhawaysay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    May 3, 2026

    Wefti sare oo ku wajahan Bosaso maalmaha soo socda

    May 2, 2026
    Latest Posts

    Boosaaso oo heshay soo kabasho dhaba iyo rajo mustaqbal oo ifaya

    Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray garoonka Kubada Cagta Bosaso

    Qaramada Midoobay oo soo dhawaysay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    Wefti sare oo ku wajahan Bosaso maalmaha soo socda

    Faallo:-Ma tahay in la tago Gogosha Xasan dhigay?

    Midowga Yurub oo soo dhaweeyay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    Xasan Shiikh oo Golaha mustaqbalka ku martiqaaday gogol wada hadal

    Mucaaradka Muqdisho oo diyaarinaya banaanbaxyo waa weyn

    Yaa ka danbeeya Burcad Badeeda soo laba kaclaysay Ee Xeebaha PL?

    Faallo:-Puntland oo si weyn u hormarisay Ciidankeeda Booliska?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.