Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida
    Puntland

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 1, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ma’ahan wax fudud in ku dhawaad 20-Wadan ay soo wada saaraan Bayaan ay ugu soo jeedinayaan Somalidu in ay wada hadasho oo ay ka heshiiso doorashada iyo khilaafka taagan.

    Warkan si gaar ah,wuxuu loolan weyn ugu yahay Xasan Shiikh oo ah Ninka Kursiga mudo dhaafka ugu fadhiya.

    Waa fariin iyo digniin warka BC Xasan ku socota oo haduu iska dhagatiro ay ku xigi doonaan talaabooyin ciqaab ah.

    BC,waxay kusoo aadisay Bayaankeeda…..

    1. Iyadoo Berri loo balansan yahay kulan dhexmara BC iyo Xasan Shiikh.
    2. Iyadoo Afarta Bishan la diyaarinayo banaanbaxyo laga oogo Muqdisho.

    Xasan,waxaa loo sheegay Maanta…..

    1.In uusan isku dayin caburin ka dhan ah Mudahaaraadyada nabadeed ee qorshaysan.

    1. In uusan Berri kulanka la imaan qorshe is adkayn ah oo laga rabo garowshiyo.

    Qorshihii Xasan,waa duhaqaaqi waayay sida uu rabo oo waxaa caqabad ku noqday……

    1. Baydhabo oo colaad ka taagan tahay.
    2. Galmudug oo Xisbigiisii isku haysto.
    3. Xamar oo banaanbaxyo looga doyaarinayo.

    Qoraalka kasoo baxay BC oo Khamiistii lasoo dhaafay la diyaariyay,wuxuu ugu yaraan hoosta ka xariiqayaa waxa Xasan wado in aysan BC aqoonsanayn oo taa badalkeeda ay u arkaan Somaliya dal aysan ka jorin Dowlad sharciyad haysata iyo nidaam doorasho oo lagu midaysan yahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Hay’ada wardoonka Puntland ee PISA oo horumar samaysay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.