500-Askari oo Boolis cusub ah,ayaa kasoo baxay Dugsiga tababarka Jen.Careys Galkacyo.
Ciidankan,waxay soo badali doonaan kuwa Gobolka Bari hada ka hawlgala,kuwaasoo lasoo xarayn doono markay kuwan tagaan.
Waa qaybtii Afraad oo Boolis ah oo tababar laga soo saaro.
Booliska Puntland isbadal dhan walba ah,ayaa lagu sameeyay….
- Akhlaaqda Askariga.
- Tababarada.
- Qalabka.
- Gaadiidka.
- Labiska.
- Dhismayaasha.
- Mushahaarka.
2500-Askari oo dhisan,ayaa lagu soo koobay Ciidanka Booliska Puntland.
