Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Akhriso: Puntland oo mamnuucday in ay Hotel degan Lamaane aan wadan waraaqda Nikaaxa
    Puntland

    Akhriso: Puntland oo mamnuucday in ay Hotel degan Lamaane aan wadan waraaqda Nikaaxa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 16, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Cadaallada Puntland ayaa ka mamnuucday hoteellada, Apartment-yada iyo Guest house-yada ku yaal deegaanada Puntland in aysan degi karin lamaane aan haysan shahaadada Nikaaxa/Guurka oo ay bixiso Wasaaradda Cadaallada, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Dowladda Puntland.

    Hoos ka akhriso waraaqda kasoo baxday Wasaaradda Cadaallada Puntland.

    Ku: Dhammaan Hoteelada

    Ku: Isuduweyaasha Wasaaradda Cadaaladda ee Gobollada Puntland

    Ku: Taliska Ciidanka Booliska

    Og: Wasaaradda Ganacsiga, Warsahadaha iyo Maalgashiga

    Og: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dimuqraadiyeynta

    Taariikhda: 16/08/2026

    Rugahooda

    Rugahooda

    Dowladda Puntland

    Dowladda Puntland

    Dowladda Puntland

    UJEEDDO: CADEYNTA SHAHAADADA NIKAAXA QOYSKA

    Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland, isagoo tixraacaya Shareecada Islaamka, qiyamka qoyska, dhowrsanaanta iyo anshaxa

    لا تسافر المرأة إلا مع ذي محرم bulshada, Xaadiiska Nabiga SCS

    Isgoo tixraacaya Qodobbada 2aad, 9a iyo 30aad ee Dastuurka Dowladda Puntland,

    Isagoo tixraacaya Xeerka Axkaamta Qoyska Dowladda Puntland. Qodobada 12aad iyo 13aad ee ka hadlaya Tiirarka afarta ah ee guurinta laga maarmaanka u ah iyo cida guurineysa oo ah Sheikh ruqasad ka haysta Wasaaradda Cadaaladda

    Waxuu Xeeriyay:

    In aysan Goobaha hoyga (Hotelada, Apartmentiyada, Guest houseyada) aaney wada

    jiifsankareyn lamaane aan haysan Shahaadada Nikaaxa/Guurka oo ay bixisey Wasaaradda Cadaaladdu.

    AVV. Cabdrashiid Barkhadle Warsame

    Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda , Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhagan-celinta

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MAREYKANKA: Trump oo ku guuleystay joojinta sharci ilaalinayay Soomaalida

    August 16, 2026

    GAALKACYO: Puntland oo ka hortagaysa abaabulka colaadeed ee Xassan Shiikh ee Mudug

    August 16, 2026

    GAALKACYO: Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Nin Dil geystay maanta

    August 15, 2026
    Latest Posts

    MAREYKANKA: Trump oo ku guuleystay joojinta sharci ilaalinayay Soomaalida

    Akhriso: Puntland oo mamnuucday in ay Hotel degan Lamaane aan wadan waraaqda Nikaaxa

    GAALKACYO: Puntland oo ka hortagaysa abaabulka colaadeed ee Xassan Shiikh ee Mudug

    GAALKACYO: Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Nin Dil geystay maanta

    Heshiiska maleeshiyaadka Ligle – Jimcaale mala amba-bixin doonaa ?

    Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    Booliska Puntland oo war kasoo saaray maleeshiyaadka ku sugnaa Kuur-ilaalo

    WAR-SAXAAFADEED: Puntland oo ka digtay safarka Xassan Shiikh ee koonfurta Gaalkacyo

    Madaxweyne Deni “Dadka dambiyada kasoo gala Itoobiya gabaad ha u noqonina”

    SAAXO: Puntland oo ku dhiiragelisay Ciidanka Qeybta 60aad ilaalinta Amniga xuduudaha

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.