Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Laftagareen oo la wareegay Baydhabo
    Somalia

    Ciidanka Laftagareen oo la wareegay Baydhabo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 17, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya, ee taabacsan Madaxweyne Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, ayaa saaka gudaha u galay magaalada Baydhabo, kaddib muddo afar bilood ah oo ay dibad joog ka ahaayeen.

    Afhayeenka maamulka Laftagareen ee laga qabsaday bilo kahor Baydhabo, ayaa sheegay in ay dib u qabsadeen magaalada, oo ay ka heysteen koox ay wadato dowladda Salbalaar oo uu ula jeedo (maamulka uu hoggaaminayo Aadan Madoobe ee Xassan Shiikh ka dhisay Baydhabo).

    Waxaa uu sheegay in ay Baydhabo ka wadaan hadda howlgallo, isagoo ugu baaqay shacabka in ay la shaqeeyaan ciidamada Daraawiishta ee la jira Laftagareen.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Dagaal culus oo ka bilowday Baydhabo

    August 17, 2026

    GAALKACYO: Ciidanka Puntland oo xiray waddooyinka ka yimaada xaafada Baraxley

    August 16, 2026

    MAREYKANKA: Trump oo ku guuleystay joojinta sharci ilaalinayay Soomaalida

    August 16, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Dagaal culus oo ka bilowday Baydhabo

    Ciidanka Laftagareen oo la wareegay Baydhabo

    GAALKACYO: Ciidanka Puntland oo xiray waddooyinka ka yimaada xaafada Baraxley

    MAREYKANKA: Trump oo ku guuleystay joojinta sharci ilaalinayay Soomaalida

    Akhriso: Puntland oo mamnuucday in ay Hotel degan Lamaane aan wadan waraaqda Nikaaxa

    GAALKACYO: Puntland oo ka hortagaysa abaabulka colaadeed ee Xassan Shiikh ee Mudug

    GAALKACYO: Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Nin Dil geystay maanta

    Heshiiska maleeshiyaadka Ligle – Jimcaale mala amba-bixin doonaa ?

    Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    Booliska Puntland oo war kasoo saaray maleeshiyaadka ku sugnaa Kuur-ilaalo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.