Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garoowe oo dhowaan helaysa koronto raqiis ah
    default
    Puntland

    Garoowe oo dhowaan helaysa koronto raqiis ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 19, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa gabagabo maraya Mashruuca horumarinta korontada ee SESRP, oo ka socda caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe.

    Mashruucan oo uu maalgelinayo Bangiga Adduunka ayaa magaalada Garoowe ka hirgelinaya 10 MWp oo solar ah iyo 20 MWh oo kayd koronto ah, kuwaas oo si weyn u xoojin doona adeegga korontada. Waxaana fulinaya shirkadaha Asunim Renewable Energy iyo Renewvia Energy Africa.

    Inta badan shaqooyinka hirgelinta mashruuca ayaa lasoo dhameeyay, iyadoo inta harsan in lagu soo dhameystiri doono waqtiga loo qorsheeyay, si Garoowe u noqoto magaalo hesho adeeg koronto oo ku filan, raqiisna ah.

    Duqa caasimadda Garoowe iyo xubno kamid Gollaha deegaanka ayaa kormeey goobta uu ka socdo mashruuca Solar dhigista, waxaana ay ballanqaadeen taageerada iyo fududeynta hirgelinta mashruucan muhiimka ah, si uu wax uga beddelo nolosha muwaadiniinta ku nool caasimadda.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    October 15, 2026

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    October 15, 2026

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026
    Latest Posts

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.