Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Abiy Ahmed oo tirtiray kursiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
    Puntland

    Abiy Ahmed oo tirtiray kursiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 22, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Abiy Ahmed Ali ayaa isbedel ku sameeyay dastuurka dalka Itoobiya, isagoo tirtiray kursiga Ra’iisul Wasaaraha ee ku fadhiyay tan iyo April 2018, waxaana uu Awood siiyay kursiga Madaxweynaha.

    Abiy Ahmed ayaa noqonaya Madaxweynihii 1aad ee Awood leh oo Itoobiya yeelato, waxaana muddo-xileedkiisu noqon doonaa 6 sano, iyadoo la dooran karo labo jeer.

    Dastuurka cusub ee Itoobiya ayaa awood siinaya qoomiyadda Oromada, waxaana hoos loo dhigay mudnaanta dastuurkii hore siinayay qoomiyaddaha Amxaarada iyo Tigreega, oo Itoobiya si xiga u soo maamulay dalkaan muddo dheer.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.