Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Doorashada aan haysan heshiiska ee Galmudug oo la qaadacay
    Somalia

    Doorashada aan haysan heshiiska ee Galmudug oo la qaadacay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 24, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorashada aan heysan heshiiska ee maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Hassan Sheikh Mohamud ka qabtay Galmudug, ayaa gabi ahaanba u muuqata mid fashilmatay, kaddib markii Maxkamadda Sare ee Muqdisho ay sheegtay in aan loo marin hanaan sax ah.

    Maxkamadda Sare ayaa sheegtay in aysan sharci ahayn natiijada doorashada, oo Xassan Shiikh horrey u doonayay in uu kusoo saaro Liibaan Shuluq, iyadoo amartay in dib loogu laabto.

    Go’aanka ayaa lagu sheegay in ay tahay diriri siyaasadeed oo ka dhax socota kooxda Xassan Shiikh.

    Ahlu-sunna oo kamid ah jilayaasha doorashada Xassan Shiikh, uuna hoggaaminayo Shiikh Shaakir ayaa diiday natiijada doorashada, iyagoo sheegay in ay dagaal ka xigaan aqbalideeda.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo noqday Madaxweynihii u horreeyay ee taga Towfiiq

    August 24, 2026

    Puntland oo ka digtay in madax furasho la siiyo Burcad-badeeda (War-saxafadeed)

    August 23, 2026

    EYL: Turkey oo duqeyn ku dilay kalluumeysato Reer Puntland ah

    August 23, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo noqday Madaxweynihii u horreeyay ee taga Towfiiq

    Doorashada aan haysan heshiiska ee Galmudug oo la qaadacay

    Puntland oo ka digtay in madax furasho la siiyo Burcad-badeeda (War-saxafadeed)

    EYL: Turkey oo duqeyn ku dilay kalluumeysato Reer Puntland ah

    Maxay yihiin maleeshiyaadka la wareegay Marka ?

    Madaxweyne Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta Xoolaha ee Buubi

    Diyaaradaha F-16 ee Turkey oo maanta qeyb ka ah dhul boobka Muqdisho

    Madaxweyne Deni oo caawa ku hoyday deegaanka Balli-busle

    Cabdiraxmaan Cirro oo qaabilay Fahiima Quuje

    Abiy Ahmed oo tirtiray kursiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.