Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Cunaqabaynta dhaqaale Ee Maraykanku kusoo rogay Iran
    Puntland

    Faallo:-Cunaqabaynta dhaqaale Ee Maraykanku kusoo rogay Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 26, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku,wuxuu soo rogay cunaqabatayn cusub oo ka dhan ah dhaqaalaha Iran.

    Waa dagaal kale oo ku socda Iran marka laga soo tago kan Milleteriga ah.

    Horay,ayay usaarnayd Iran cunaqabatayn adag oo sababtay in Lacagta Dalkaas dhulka gasho,qiimaha Cuntadu cirka isku shareerto oo kala bar Dadka reer Iran ay ku noolaadaan heer ka hooseeya heerka lagu tilmaamo fakhriga.

    Haatan cunaqabatayntan cusub,waxaa bartilmaameedkeedu yahay Saliida oo ah Isha kaliya ee dhaqaale ee ay haystaan Wadaada Iran.

    Dagaalkan cusub ee dhaqaale,wuxuu Maraykanku ku wajahayaa Laba dhinac oo kala ah…..

    1. Shirkadaha,Maraakiibta iyo hay’adaha ganacsi ee Iran.
    2. Wadamada xiriirka ganacsi la leh Iran.

    Shan Wadan,ayuu kala dhaxeeyaa Iran iskaashi ganacsi,kuwaasoo kala ah….

    1.Turky.
    2.Iraq.
    3.UAE..
    4.Oman.
    5.Shiinaha.

    Maraykanku,wuxuu usoo jeediyay in ay joojiyaan xiriirka ganacsi ee ay la leeyihiin Iran,lkn wakhti kama danbays ah ma siin.

    Durba Shiinaha,ayaa ka hor yimid cunaqabataynta dhaqaale ee Maraykanka.

    Iran,waxay ku hanjabtay Wadankii qayb ka noqda dagaalka dhaqaale ika dhanka ah in ay u aqoonsanayso cadow oo danihiisa bartilmaameedsanayso.

    Waxaa Isha lagu hayaa sida ugu guulaysan karo Maraykanku dagaalkan cusub ee dhaqaale .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.