Pakistaan,waxay bilowday daabulida Ciidan ay ku taageerayso Boqortooyada Sacuudiga.
Tirada Ciidanka Pakistaan gaynayso Sacuudiga lama xaqiijin.
Gurmadka Pakistaan,wuxuu imaanayaa xilli Sacuudigu ku fashilmay dagaalka Xuutiyiinta.
MBS hogaamintiisa Sacuudiga,waxaa aad uga qaracsan haldoorkii Wadanka oo u arka in uusan hayn talo Dalku ku badbaadi karo.
MBS,wuxuu ka dhigay,wuxuu xiro ama fogeeyo haldoorkii siyaasada,Dadkii aragtida lahaa iyo Culumadii,waana mida keentay in uu kaligii waxba dhaqaajin waayay.
