Maalmaha soo socda,waxaa Somaliya kusoo wajahan wefti Ugandhays ah oo ka kooban 19-Xubnood oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha dibada Dalkaas.
Weftigaas,waxay kasoo dagayaan Xamar,kadib Lix ka mid ah oo uu hogaaminayo Wasiirka arimaha dibada,ayaa ugudbaya Jabuti,Kenya iyo Itoobiya oo markay booqashooyinkaas dhamaystaan dib ugu laaban doona Kambala.
13-ka Xubnood ee Xamar ku haraya oo uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Wasaarada arimaha dibada Ugandha,waxay booqan doonaan PL iyo JL.
Kadib weftiga Ugandha,waxay ku laaban doonaan Kambala,waxayna kulan ka dhici doona Kambala kula wadaagi doonaan xogtii ay soo ururiyeen Wadamada Afarta ah ee kala ah…….
- UK.
- USA.
- MY.
- Turkiga.
Kadib,kulankaas iyo qiimayntii lasoo sameeyay,ayaa lagu go’aan qaadan doonaa.
Waxaa xusid mudan in Turkidu hada isku muujinayaan dhexdhexaad oo ay Xasan iska fogaynayaan oo kulamadii ay la yeesheen xubnihii GMS ay usheegeen in aysan Xasan kala shaqaynayn siyaasad.
JQ.
