Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»DEG DEG – Qadar oo Somalia ugu yaboohday lacag dhan 200 oo Milyan (Daawo)
    Puntland

    DEG DEG – Qadar oo Somalia ugu yaboohday lacag dhan 200 oo Milyan (Daawo)

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 28, 2017Updated:November 28, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muqdisho – Xukuumada Federalka Somalia iyo Qadar ayaa ku kala saxiixday goor dhow magaalada Muqdisho heshiis horumarineed oo ku kacaya 200 oo Milyan (Laba boqol oo Milyan oo dollar) iyadoo saxiixa heshiiskana uu goobjoog ka ahaa Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

    Heshiiskan oo ah mid mashaariic horumarineed loogaga hirgelinayo wadanka Somalia ayaa yimid,  kadib markii uu saaka soo gaaray magaalada Muqdisho wafdi uu horkacayo Madaxa Hay’ada Horumarinta Qadar  Khalifa Jassim Al Kuwari.

    Dowlada Somalia ayaa uga mahadcelisay dowladda Qadar kaalmada horumarineed ee ay ugu deeqday dalkani iyo mashaariicda horumarineed ee ay ka fulinayso gayiga Somalia,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

                                                           Daawo Shirka jiraa’id ee labada masuul.

    https://youtu.be/0NBi2ZmXVUA

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.