Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxkamada Sare ee Somaliland oo go’aan ka soo saaray natiijada dorashada (Daawo)
    Puntland

    Maxkamada Sare ee Somaliland oo go’aan ka soo saaray natiijada dorashada (Daawo)

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 28, 2017Updated:November 28, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hargaysa – Maxkamada Sare ee Soomaaliland ayaa  manta go’aan kama dambeys ah ka gaartay doorashadii 13-kii Bishaan ka dhacday deegaanada maamulkaasi, oo uu ku geelaystay Muuse Bixii Cabdi.

    Shir Jaraa’id oo ay war-fidiyeenada ugu qabteen Madaxda Maxkamada Sare Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ku aqbaleyn natiijadii ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka iyaga oo sheegay in aan wax dacwo ah loo soo gudbin.

    Xisbiga Mucaaradka ee Wadani oo uu u tartamayay Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa mar sii horaysay sheegay in doorashada la musuq-maasuqay wallow markii dambe uu aqbalay.

    Daawo Shirka jiraa’id.

    https://youtu.be/tV0-oFHNniU

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.