Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Adm. C/risaaq Diiriye “Warka Wasiirka dekedaha Puntland Waa been” (Daawo)
    Puntland

    Adm. C/risaaq Diiriye “Warka Wasiirka dekedaha Puntland Waa been” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Taliyaha Ciidamada Badda (PMPF) Dowladda Puntland Adm. C/risaaq Diiriye, ayaa si kulul u beeniyay hadal dhowaan kasoo yeeray Wasiirka Dekedaha Puntland Saciid Maxamed Raage, kaas oo uu ku tilmaamay Ciidamada Amniga ee PSF Iyo PMPF in aysan ka amar Qaadan Dowladda Puntland.

    Adm. C/risaq Siciid Diiriye, oo ka hadlay Shir Jaraa’id oo ay wada qabteen Hoggaanka Laamaha ammaanka Puntland, Maamulka Gobalka Bari iyo kan degmada Boosaaso, ayaa Sheegay in Ciidamada ammaanka Dowladda Puntland ay yihiin Hal Ciidan, balse ay Magacyadu u kala duwan yihiin.

    “Waxaan doonayaa inaan idiin cadeeyo in ciidamada amniga ee Dowladda Puntland, meel walba oo ay ku sugan yihiin ay yihiin hal ciidan, magacyada hakala duwanaadaan laakiin dhamaan ciidamada waxay leeyihiin xiriir shaqo iyo hal talis”, ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Badda Puntland Adm. C/risaaq Diiriye.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/RDaljir/videos/1006306462897508/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.