Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»LIVE: Madaxweyne Deni oo ka dalbaday Baarlamaanka inay Ansixiyaan Xukuumadda uu soo dhisay.
    Puntland

    LIVE: Madaxweyne Deni oo ka dalbaday Baarlamaanka inay Ansixiyaan Xukuumadda uu soo dhisay.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Haatan Khudbad u jeediyaya Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, kuwaas oo uu hor-geeyay Golaha Xukuumadda cusub ee uu 10 bishan soo dhisay.

    Madaxweyne Deni ayaa khudbad uu ugu hadlayo howlaha horyaalla Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay u jeedinaya Baarlamaanka, Isagoona diirada ku saaray Khudbadiisa Waxqabadka ay doonayaan inay Degaanada Puntland ka qabtaan 5 sanno ee soo socota.

    Madaxweynaha Puntland oo la hadlayay Goor-dhaweyd Baarlamaanka, ayaa tilmaamay inay Dhameystiri doonaan Howlihii Shaqo ee ay waday Dowladdii hore, Sidoo kalena ay Bilaabi doonaan Mashariic cusub.

    Madaxweyne Deni ayaa ka dalbaday Golaha Wakiilada Dowladda Puntland inay codka kalsoonida siiyaan Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay, si loo tijaabiyo Aqoonta iyo Kartida uu kusoo xulay.

    Halkaan Hoose ka Daawo Kulanka Baarlamaanka.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/2011093839004744/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.