Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Baarlamaanka Puntland oo Cod Aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Xukuumadda Cusub (Daawo)
    Puntland

    Baarlamaanka Puntland oo Cod Aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Xukuumadda Cusub (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa Cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Xukuumadda ee uu soo dhisay Madaxweyne Deni, kuwaas oo maanta la Hor-geeyay.

    63 kamid ah Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Puntland oo soo xaadiray  kal-fadhiga 43-aad fadhigiisa 19-aad, ayaa Ansixisay Golaha Wasiiradda Puntland ee uu dhawaan soo magaacabay Madaxweyne Dani.

    Xildhibaanada ayaa Illaa saaka dhageysanayay Taariikh nolaleedka Xubnaha kamidka ah Xukuumadda cusub, kuwaas oo uu Madaxweynuhu ka dalbaday inay ansixiyaan.

    Madaxweynaha Dowladda Puntaland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Xildhibaanada uga mahad-celiyay siday uga aqbaleen Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay, Isagoona sheegay inay dhisidiidii ku qaadatay Waqti dheer iyo Juhdi.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/299699510716974/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.