Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madasha Is-dhexgalka iyo Nabadda Mudug oo ku guuleysatay Abaal-marin (Daawo)
    Puntland

    Madasha Is-dhexgalka iyo Nabadda Mudug oo ku guuleysatay Abaal-marin (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAALKACYO (IDIL NEWS)-Madasha Isdhexgalka iyo Nabadda Gobalka Mudug, ayaa ku guuleystay Abaalmarinta the best youth Organisations Award, taas oo ay bixisay Somali Youth Awards.

    Madashan ayaa ku Muteysatay Abaalmarinta Doorka ay ku lee dahay Isdhexgalka iyo Nabadeynta Gobalka Mudug, gaar ahaan xal u helida Colaadii soo lab laabatay ee ka dhacday Magaalada Gaalkacyo, taas oo u dhaxeysay Dhinacyada Puntland iyo Galmudug.

    Madasha Isdhexgalka iyo Nabadeynta Mudug, ayaa ah Madal ay ku mideysan yihiin Dhalinyarada labada dhinac ee Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug, kuwaas si iskood ah isigu xilqaamay ka shaqeynta Nabadgelyada iyo Midnimada Dadka ku nool Degaanada Gobalka Mudug.

    Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug, oo marar badan ay ka dhaceen Dagaalo u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug, ayaa Sanadihii ugu dambeeyay aheyd nabad, taas oo Gaalkacyo u suura galisay inay kasoo kabato Colaadii Sokeeye, Iyadoona Magaalada ay ka socdaan Mashaariic Hormarineed.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/i455353/videos/10156916045681878/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.